Khilaafkii Sharukhan iyo Salman khan oo sii Laba kacleeyay

Khilaafkii Sharukhan iyo Salman khan oo sii Laba kacleeyay

daajis.com:-Xili mudooyinkii u danbeeyay xal loo la,aa khilaafka xoogan  ee ka dhaxtaagan Labada Actar ee Sharukhan iyo Salman khan ayaa waxaaa weerar afkaa ku qaday sharukhan actarka Salman khan.


Waxa uu sheegay xili uu ka qayb galayay Barnaamij dooda ahaa in sharukhan uu yahay nin isla wayn oo aan jaclayn in wax loo sheego waxa uuna yahay ayuu yiri nin kalsoonidiisa wax badan ka maqan tahay.

Inkastoo uusan si toos ah weerar ugu qaadin hadana siyaaba dad ban ayuu u weeraray waxa uuna sheegay in uusan marnma raali ka ahayn in ay heshiis wada qaataan arima uu ku sababeeyay in sababteeda leeyahay.

Ka sukow weerarkaa afka ah waxaa dhoor jeer lagu guul daraystay in la dhax dhaaxdiyo waxana markasta lagu fashilmayay iskudaya dhoor ah oo heshiis lagu dhax dhigi lahaa balsa ay diideen.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada