Qoomaal iyo Muqdisho: Sawirro+Video

Qoomaal iyo Muqdisho: Sawirro+Video

daajis.com:-Fannaanka Maxamed Axmed "Qoomaal" oo Sabtidii dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ayaa si duwan fannaaniinta kale muujiyay, isagoo markii uu diyaaradda ka degay Carada ama dhulka shumiyay.

Fannaan Qoomaal oo in ka badan 20 sano dalka ugu maqnaa qurbaha, gaar ahaan Ingriiska ayaa wuxuu sheegay in uu hilow u qabo dalkiisa isla markaana uu ku faraxsan yahay imaanshahiisa.  


Soo laabashada Qoomaal ayaa qeyb ka ah barnaamijka nabadeynta Muqdisho oo Fannaaniin ay ka mid tahay Hiba Nuura ay dib ugu laabatay Muqdisho, ilaa haddana ku sugan, iyadoo bandhigyo lagu hormarinayo nabadda iyo iftiinka Muqdisho kusoo bandhigay tan iyo markii ay tagtay Muqdisho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada