DAAWO VIDEO: Daanyeer falaad badan oo Gabar Weriya Naaska uga dhegay xili warbixin direysay

DAAWO VIDEO: Daanyeer falaad badan oo Gabar Weriya Naaska uga dhegay xili warbixin direysay

daajis.com:-Sabrina Rodrigo oo ah gabar weriye ah, ayaa xili ay warbixin u direysay felefeshin ay u shaqeyso eyadoo joogta beerta xayawaanada, waxaa fowdeeyay Daanyeer, kaas oo ka taabtay naaska Midig, Sabrina ayaa qosol la dhacday eyadoo arintu Comady isku bedeshay.

Daanyeerkaan oo lagu magacaabo Valababon “Mickey”, ayaa ah mid caana, wuxuuna ka qeybgalay 2012-ki filimka “Rock Of Ages” weriyayaasha ayaa si wanaagsan u yaqaan danyeerkaan oo ah mid falaad badan.

Daanyeerka ayaa ka faa’deystay weriye Sabrina xili ay warbixin
direysay, waxaana la sheegay in mudo 15-daqiiqo ah uu ku dheganaa naaska midig ee Sabrina Rodrigo, wuxuu u muuqday mid isku kalsoon, eyadoo kaamirada laga arkayay isagoo si kal iyo laaba u qoslaya xiliga uu falkaan sameynayay.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada