Shactiroole C/ Xakiin Br oo Fanka Ka Fadhiistay + Video

Shactiroole C/ Xakiin Br oo Fanka Ka Fadhiistay + Video

daajis.com:-Majaajiliistaha weyn  C/ xakiin Br ayaa cadeeyay inuu si toos ah uga fadhiistay madadaalada iyo qosolkii uu caanka ku ahaa kuna barteen dhamaan bulshada  ku hadasha Afka Soomaaliga .

Br ayaa hadal kooban ku soo qoray Boggiisa Facebook-ka isaga oo leh, waxaan go'aansaday inaan cafimadkayga ka taliyo waqtna aan galin Madadaalada Soomaaliyeeed.

lama oga ila hadda waxa ku qasbay C/xakiin Br in uu go'aansado joojinta shactirada iyo madadaaladii uu u hayay dadka Soomaaliyeed ee jeclaa sida uu u samayay barnaamijyada madadalada iyo qosolka iskugu jiray.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada