Wad Deg deg. Mid kamid ah Xildhibaanada Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Wad Deg deg. Mid kamid ah Xildhibaanada Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

daajis.com:-Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa galabta ku dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan katirasanaa Baarlamaanka Somaliya.

Agagaarka Xarunta Villa Baydhabo oo ciidamada Meliteriga deggan yihiin ayaana lagu toogtay Marxuum Xuseen Cabdi Salaan sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah waxa markii la dilayey uu kasoo baxay Jaamacada Muqdisho uu wax ka baranayey.

Mudane katirsan baarlamaanka Somaliya ayaa inoo xaqiijiyey geerida Allaha unaxariistee Xuseen Cabdi Salaan iyadoo la sheegay saacadaha soo socda in lagu aasi doono muqdisho.

Ma ahan mid ku cusub muqdisho dilal loogeysto xubno xilal ka haya Dawlada Somaliya laakiin dilka Xildhibaankaan ayaa ka dhigan mid dib usoo celineysa ugaarsiga lagu hayo mas’uuliyiinta DF.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada