Coleen Rooney oo Kooxa Tuuga ah Weerareen Gaari ay wadatay

Coleen Rooney oo Kooxa Tuuga ah Weerareen Gaari ay wadatay

daajis.com:-Xaaska Xiddiga Kooxda Man Uted Wayne Roony ayaa la sheegay in Koox Tuugo ah weerar ku qaadeen xili ay wadatay gaarigeeda oo ku sii jeeday Goob laga tukaamaysto oo ku yaal bartamaha Magaalada Manchester.


Inkastoo aysan u gaysan wax khasaaro ah hadana waxaa Booliiska sheegeen in kooxdaa aan wali la helin balsa baarayaan waxa ayn sheegtay Roony xaaskiisa Coleen in Kooxda ay ku hubaysnaayeen tooreeyo.

Dhawaan ayaa Wayne Roony Fariin Twitterka loo soo dhigay waxaa loogu hanjabay in la dili doona asaga iyo Xaaskiisa Caruurtiisa taa oo walac ku abuurtay waxaana arintaa baaritaano ku hayay Booliiska.

Lama oga in arintaa ay tan la xariirto iyo in kale waxaana Booliiska sheegeen in ay barayaan cida falkaa ka danbaysa walow loo malaynayo tuuga caadiya oo doonayay Xiligaa in ay dhac u gaystaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada