Daawo:- hooyadii dhashay caruurtii shalay lagu gooracay g/Hiiraan oo ka hadashay soona bandhigta sawirada ilmaha iyo aabihii dilay

Daawo:- hooyadii dhashay caruurtii shalay lagu gooracay g/Hiiraan oo ka hadashay soona bandhigta sawirada ilmaha iyo aabihii dilay

daajis.com:-Hooyada dhashay 4 tii Caruurta aheyd ee Shalay Sababsaday Gacanta Aabahood xili ay ku sugnaayeen Gobolka Hiiraan ayaa ka hadashay Dhacdadaas Xanuunka badan.

Hooyada yaa soo bandhigtay sawir ahaan 4ta wiil iyo aabihii dilay, maamada yaa sheegtay in ay samirsan tahay, sababta oo ah oo Ilaah ka ajir xisaansanayso, uuna Ilaah waxkasto qadaro.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada