Daawo Sawirada Mahajaan Cajiib ah Ay Soo Badhigeen Ururka Alshabaab ee ka Arimiya Baraawe

Daawo Sawirada Mahajaan Cajiib ah Ay Soo Badhigeen Ururka Alshabaab ee ka Arimiya Baraawe

daajis.com:-Al-Shabaab ayaa loooga bartay maalmaha ciida ah deegaanada ay ka taliyaan in ay kusoo bandhigaan Mahrajaan iyo ciyaaro kala duwan, iyadoona Magaalada Barawae ay ugu horeeso Magalaooyinka looga bartay Mahrajaanada ay Shabaab soo abaabulaan.

Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa lagu qabtay mahrajaan loogu tala galay munaasabada ciidul Adxaa , waxaana halka Mahrajaanka kasocday kasoo qeyb galay boqolaal dadweyne ah iyo masuuliyiin katirsan Al-Shabaab.

Mahrajaanka lagu soo bandhigay Magaalada Baraawe dadkuna aadka ula dhaceen ayaa waxaa kamid ahaa, Tartanka Usha,Xarig Jiid,Dheri jebin,tartanka ukunta,tartanka kuraasta iyo tartamo kale oo loo riyaaqay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Add caption

















Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada