Daawo Sawirka Samaafaro ama Traffic Light lagu rakibay 22-sano kadib Wadooyinka Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirka Samaafaro ama Traffic Light lagu rakibay 22-sano kadib Wadooyinka Magaalada Muqdisho

daajis.com:-Magaalada Muqdisho wadooyin kuyaala ayaa markii ugu horeesay 22-sano kadib waxaa lagu rakibay Samaafaro Ama Traffic Light iyadoona tani ay muujineyso hor marka ay ku tilaabsaneyso Magaalada Muqdisho.

Muqdisho waxaa xiligan ka gudubtay bur burkii iyo dhibaatadii dalka ka jirtay 22-sano kadib , waxaana xiligan magaalada kasocda hor maro dhinacyo kala duwan ah sida dib u dhiska .

Magaalada Qeybo kamid ah ayaa mudo sanado ah kadib waxaa lagu arkay leerka ama samaafaraha baabuurta haga oo lagu rakibey Muqdisho , iyadoona Sawirkan aan idin soo bandhignay aan fileyno in niyadiina uu farxad badan ku beeri doono.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada