DAAWO VIDEO:- Askar la suuxday qiiro wadaninimo & kuwo la ilmeeyay heesaha Qeyladhaan..

DAAWO VIDEO:- Askar la suuxday qiiro wadaninimo & kuwo la ilmeeyay heesaha Qeyladhaan..

daajis.com:-Fannaaniinta Kooxda Qeyla dhaan ayaa booqasho dhiirigelin ah ku tegay xerada tababarka Jaziira ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo xiligaasi ka socotay Tababar la siinayay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. 


Fannaanka Xuseen Shire Ciyaarjecel iyo Cabdi Shire oo ka wada tirsan Qeyla dhaan ayaa halkaasi Heeso guubaabo ah kusoo bandhigay, taasoo gidsay qaluubta Ciidamada Xoogga dalka, waxaana halkaasi ka dhashay qiiro wadaninimo oo qaar ka tirsan Askarta ay la suuxeen heesihii uu halkaasi ka qaaday Xuseen Shire, halka qaar kale ay la baroorteen.

HALKAN KA DAAWO ASKARTA DOWLADDA EE LA QIIROODAY WADANIMADA
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada