Katie Holmes oo iska fogaysay in wali jeceshahay Tom Cruise

Katie Holmes oo iska fogaysay in wali jeceshahay Tom Cruise

daajis.com:-Katie  Homlmes ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in wali jacayal u hayso ninkeedii hore ee kala tageen Tom Cruise kadib markii dhawaan qaar ka mid ah Wargaysyada arintaa soo daabaceen.


Waxa ay sheegtay in uusan jirin xiligaa wax jacayl ah oo ay u hayso laakiin waxa ay xustay in ay xariiraan xiliyada qaar xariirka caadigaana uu yahay mid aan wax sidaa u wayn aan samaynayn sida ay xustay.

Katie oo 34 jir ah ayay kala tageen actarka Caanka ah ee Tom Cruise kadib markii uu soo kala dhaxgalay khilaaf keenay in ay kala irdhoobaan waxaana halkaa ka dhalatay in ay kala tagaan.

Isniintii ayaa la sheegay in Katie soo gartay NY oo xiligaa ku sugnaa Tom Cruise laakiin iyada arintaa waa beenisay waxa ayna sheegtay waxaas in ay yahiin been abuur laga sameeyay oo aan sax ahayn.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada