Daawo Video:- Fadeexad Ah,Askarta Kenya Oo Bililiqeeysanaya Suuqii Ganacsi Ee Wesgate Mall Xili Ay Ku Guda Jireen Howlgal Balaaran,

Daawo Video:- Fadeexad Ah,Askarta Kenya Oo Bililiqeeysanaya Suuqii Ganacsi Ee Wesgate Mall Xili Ay Ku Guda Jireen Howlgal Balaaran,

daajis.com:-Maalin walba waxa soo baxaya muuqaal cusub oo ku wajahan dhibaatadii dhawan ka dhacday suuqa gacasi ee Westage mall ee magalada nairobi.

Kaamirada nooca qarsoon ayaa so bandhigtay muuqaal la yaab leh askarta kenya ee howlgalka ku jiray oo bililiqeeysana hantida suuqa taalay sida aan ku daawan doonta muuqaalka hoose.

Riix Halkan Ee Ka Daawo Muuqaalka 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada