Kooxda Fanaaniinta Africa Express oo gaaray Dalka Mali

Kooxda Fanaaniinta Africa Express oo gaaray Dalka Mali

daajis.com:-Waxaa gaaray Dalka Mali Fanaaniin ka socda dunida kuwaas oo ku midaysan magaca Africa Express si ay u soo nooleeyaan fanka Dalka Mali oo dhulka galay tan iyo markii Kooxa islamiyiin ah dalkaa qabsaden.

Kooxdaa Fanaaniinta ah ayaa ku qabtay Bandhigya waa wayn magaalada Madaxda Dalkaa waxaana ka soo qayb galay fanaaniin da,a yar ah kuwaas oo cadaadis ku hayeen Kooxdii islamiyiinta ee dalkaa laga saaray .

Fanaaniinta ayaa iskugu jira kuwa ka socda Qaarada Yurub iyo kuwa ka socda Asiya Africa waxa ayna dhamaantood halkaa u tageen sidii fanka Dalka Mali loo soo noolayn lahaayeen .

Kooxda Fanaaniinta ayaa sheegay in heesaha iyo Music yahiin qayb ka mid ah nolshada dadka reer Maali waxa ayna sheegeen in ay dadaal ugu jiraan sidii loo soo saari lahaa Fnaaniin yar yar oo fanka nooleeya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada