Salman Khan: Waxaa Taageeraa Kooxda Manchester United

Salman Khan: Waxaa Taageeraa Kooxda Manchester United

daajis.com:-Xiddiga Bollywoodka Salman khan ayaa xili waraysi todobaadkaan lala yeeshay waxa uu sheegay xili wax lag waydiiyo bal in uu jacal yahay Kubadda cagta maadama uu ciyaaro Kubada Cricket ayaa xusay in uu ciyaaro kubadda Cagta.

Waxa uu sheegay in uu ciyaaro Kubadda islamarkaana uu yahay nin aad u xiiseeya Kubadda cagta jacalna in uu ciyaaro xiliyada uu hyasto furasadaha sida uu xusay waxa uuna tilmaamay in uu yahay nin muda dawanayay Kubadda Cagta.

Xiddigaa ayaa xusay in uu taageera u yahay Kooxda Manchester United islamarkaana uu yahay nin badanaa daawada Horyaalka Dalka Egland waxa uuna  tilmaamay in uu jacal yahay in uu markasta Ciyaartooda dawada Kooxda Man uted.

Salaman khan ayaa badanaa jacayl in uu daawado kubada Ceicket oo ah kubada laga ciyaaro dalka Hindiya waxa uuna ka mid yahay dadka badanaa Kooxaha ka jira dhaqaalaha galiya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada