Daawo Video:-Gabar Soomaaliyeed oo guursatay nin Indha yar ah una dhashay dalka China "Aroos weyn oo dhacay"!!

Daawo Video:-Gabar Soomaaliyeed oo guursatay nin Indha yar ah una dhashay dalka China "Aroos weyn oo dhacay"!!

daajis.com:-Dumarka Soomaaliyeed kuwooda ku nool Qurbaha ee guursanaya nimanka Ajaanibta ah ayaa caalamka ku sii xoogeeystay wuxuuna dhaqanka nuucaan ah noqday mid mar kasta soo laab laabto oo dumarka Soomaaliyeed ay iskugu faanayaan raga Ajaanibta ah. 


Gabar Soomaliyeed oo ku Nool wadanka China ayaa Guursatay Nin Shiines ah oo ay isla dhigan Jireen Jaamacad ku taala dalka China waxaana gabadhaan oo asal ahaan ka soo Jeeda Somaliland lagu magacaabaa Farxiya Sheekh. 

Dumarka Soomaaliyeed ee guursada raga Ajaanibta ah ayaa la soo dhaweeyaa marka ay guursadaan nin Muslim ah dalkii uu doono ha u dhashee balse qaar ka mid ah Dumarkaan ayaa ceeb iyo fadeexo waxa ay qabsataa marka ay guursadaan Ajnabi diin iyo dhaqan kale heeysta. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada