Daawo Video:- Jini damcay inuu kufsado naag Sacuudiyaan ah oo la qabo iyo Naagtaas oo Qaylo Dhaamisay!!(Warbixin)

Daawo Video:- Jini damcay inuu kufsado naag Sacuudiyaan ah oo la qabo iyo Naagtaas oo Qaylo Dhaamisay!!(Warbixin)

daajis.com:-Dhacdo naxdin iyo mucjiso ah oo la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalkaas Sacuudi Carabiya ka dib markii haweeney u dhalatay dalkaas ay weerar ku qaadaan habeenkasta jini doonaayo inay kufsadaan 


Haweeneydaan oo magaceeda lagu soo koobay Um Maxamed ayaa waxaa la sheegay inay habeen kasta uu soo weeraro Jinigaas ama sheydaankaas asagoona u geysta jirdil xoogan, haweeneydaan ayaa sheegtay inuu Jinkaas uu isku dayo inuu kufsado ama uu xoogo asagoona kala dega sariirta islamarkaana garaaca ceejina ku dhega, Dhabaatada heysata qoyskaan oo soo jirtey mudo ka badan ilaa iyo 2 sano ayaa Odeyga qaba haweeneydaan oo lagu magacaabo Cabaduladhiif ayaa waxaa uu sheegay in uu jinkaas soo weeraro guriga oo uu gabagabeeyo iyadoona uu habeen walba maqlo qeylada xaaskiisa oo uu jinkaas garaaco islamarkaana uu korkeeda ka muuqdo dhaawacyadii uu u geystay Jinigaas uu uga maaro waayey xaaskiisa. 

Ugu dambeyntiina iyadoo qoyskaasi uu dhibkaas baaxada weyn soo wajahday oo ay dagaal qaraar kula jiraan wax aysan arkaynin oo ku soo guureeya habeenkii saqda dhexe marka laga gaaro ayaa abaaha qoyskaas waxaa uu sheegay inuu arintaan la kaashan doona culimada sidii Jinkaas looga saari lahaa gurigaas asagoona rajo weyn iyo farxad ka muujiyey inuu aaqirka ka guulaysan doono Jinigaas weeraray xaaskiisa. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada