Daawo Video:- Kareena Kapoor oo ka qeybgashay barnaamijka Arabs Got Talent

Daawo Video:- Kareena Kapoor oo ka qeybgashay barnaamijka Arabs Got Talent


daajis.com:-Kanaalka MBC ayaa habeenkii sabtida bilaabay kanaal cusub oo MBC bollywood ah,waxaana furitaanka kanaalka cusub ka soo qeybgalay atariishada caanka ah ee Kareena Kapoor 

Kareena ayaa ka yaabsatay daawadayaasha intii uu socday barnaamijka Arab Got Talent oo si toos ah u socday,waxaana ay ku soo gashay masraxa ciyaar cajiib ah oo ay ku madadaalisay daawadayaasha.

Kareena waxay masraxa soo saartay garsooreyaasha barnaamijka Ahmed Hilmi,Nasir Al Qasabi iyo Cali Jaber si ay ula ciyaaraan.

Atariishada ayaa saadaalisay in kanaalka cusub ee MBC bollywood iney ka heli doonaan daawayaasha wadamada Carabta aflaan raaligelin doona.

Kareena waxey sidoo kale sheegtay inaaney aqoon afka carabiga,haseyeeshee xoogaa ay baran doonto.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada