DEGDEG:KALA CARAR KA JIRA GURIGA HOOYOOYINKA KADIB MARKII

DEGDEG:KALA CARAR KA JIRA GURIGA HOOYOOYINKA KADIB MARKII

daajis.com:-Sida ay ku waramayaan dad goob joogayaal ah waxaa lagu kala cararay guriga Hooyoooyinka ilaa Xaafadaha ku dhaw Tiyaatarka Qaranka waxaana taasi ay ka dambeysay markii Gaari waxyaabo qarxa looga shakiyey inuu wado lagu arkay halkaasi.

Isku socodka Baabuurta iyo Dadweynaha ayaa la xanibay iyadoo ciidamo farabadan oo Nabad Sugida Qaranka ay buux dhaafiyeen Goobta gaariga uu yaallo.

Barxada Iskaashatooyinka oo ku dhaw guriga Hooyooyinka Muqdisho dacalkana ku haaya Maqaayada The Village ayaa waxa yaalla gaari nuuca ZUZU-ga oo waxyaabo qarxa laga soo buuxiyey sida la maleynayo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada