Daawo Video:- Garoonka ugu qurxoon Dunida uguna Diyaaradaha badan , dadkuna jecel yihiin inay ka dagaan!!

Daawo Video:- Garoonka ugu qurxoon Dunida uguna Diyaaradaha badan , dadkuna jecel yihiin inay ka dagaan!!

daajis.com:-Garoomada Diyaaradaha ee Caalamka ayaa xiliyadaan dambe waxa ay ku tartamaan dhanka soo xera gelinta dadka iyo Diyaaradaha kuwaas oo qarkood gaaray horumar balaaran oo waliba soo jiidanaya indhaha dadka iyo shirkadaha ganacsiga. 


Garoonka Los Angeles International Airport ee cariga Mareeykanka ayaa waxa uu noqday kan loogu jecel yahay in laga dago wuxuuna Airpoor-kaan ku yaalaa ama daris la yahay dhul xeebeed aad u dhirir badan soona jiidanaya indhaha dalxiisayaasha. 

Garoomada Dubai International Airport iyo Istanbul Ataturk Airport marka laga soo tago ayaa waxaa la xaqiijiyay Los Angeles International Airport in uu yahay kan ugu mashquulka iyo Diyaaradaha badan Dunida. Magaalada Los Angeles ee dalka Mareeykanka waxaa ku nool dadka lacagta leh iyo waliba Aktarada Filimaanta dhiga iyo Fanaaniinta Mareeykanka kuwooda ugu caansan . 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada