Daawo Video:- iidheh Qosol badan oo laga sameeyay Qurba-joogta

Daawo Video:- iidheh Qosol badan oo laga sameeyay Qurba-joogta

daajis.com:-Iidheh qosol badan oo loo sameeyay Waax qaabilsan Qurba joogta Soomaaliyeed oo dhawaan ay hirgelisay Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa waxaa ay dhalisay dood badan oo qurba joogta ay ka keeneen Iidhahdaasi oo lagu sheegayo in aysan qaarkood aheyn Muwaadiniin Soomaaliyeed, maadaama ay isu haystaan dad u dhashay dalalka ay ka yimaadeen.

Iidhehdan ayaa muujineysa dib u Soomaaliyeynta qurba joogta, iyadoo sidoo kale leedahay waxaa lagama maarmaan ah in qalbiga ajaaniibta laga badalo, waxaana la gelinayaa qalbi Soomaalinimo, si looga dir diro qalbiyadooda dhaliisha iyo muranka oo la nadiifiyo.

Halkaan Hoose ka Daawo 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada