Group E ilaa Group H: Kala Horeynta iyo Xidigihii Dhaliyay Goolashii Xalay Ka Dhashay Champions League.

Group E ilaa Group H: Kala Horeynta iyo Xidigihii Dhaliyay Goolashii Xalay Ka Dhashay Champions League.

daajis.com:-Xalay waxaa ka dhacay qaarada yurub kulamadii Shanaad ee horyalka qaarada yurub champions league, qeybtii hore inkatoo caawa qeybtii labaad la ciyaari doono hadana natiijooyin wanaagsan iyo kuwo aan wanaagsaneen ayaa kasoo baxay kuwaas oo dhibaatoyin iyo xanuuno badan abuuray.

Wiilashii Quusiyay barcelona, Xidigii Dilay Chelsea, Ciidanka Klopp ee baab’iyay Napoli iyo dhamaan kulan walba oo xalay dhacay isla markaana ka tirsanaa Champions League iyo goolashii la iska dhaliyay
Group E:
Basel 1 – 0 Chelsea
(B) 87′ Mohamed Salah
Steaua Bucuresti 0 – 0 Schalke 04
Kala Horeynta Group E:
#KooxKuBadBarL/BG/AG/LDhib
1.Chelsea
5
3
0
2
11
3
9
2.Basel
5
2
2
1
5
4
8
3.Schalke 04
5
2
1
2
4
6
7
4.S. Bucureşti
5
0
3
2
2
9
3
Waxaa Soo Gudbay: Chelsea, Madama Kulanka Ugu Dambeeya Ay Isku Began Yihiin Kooxaha Schalke & Basel oo isku heysta booska labaad
Group F:
Arsenal 2 – 0 Marseille
(A) 1′ Jack Wilshere (A) 65′ Jack Wilshere
Borussia Dortmund 3 – 1 SSC Napoli
(D) 11′ Marco Reus (Rigoore) (D) 60′ J. Błaszczykowski (N) 71′ Insige (D) 78′ P. Aubameyang
Kala Horeynta Group F:
#KooxKuBadBarL/BG/AG/LDhib
1.Arsenal
5
4
0
1
8
3
12
2.Dortmund
5
3
0
2
9
5
9
3.Napoli
5
3
0
2
8
9
9
4.Marseille
5
0
0
5
4
12
0
Guusha Ay Gaartay Dortmund ayaa u diiday Arsenal Iney soo gudubto walina ma jirto koox xaqiijisay waxana lakala bixi doonaa kulanka ugu dambeeya ee groupkaan
Group G:
Zenit Petersburg 1 – 1 Atletico Madrid
(A) 53′ Adrian (Z) 74′ T. Alderweireld (Kama gool)
FC Porto 1 – 1 Austria Wien
(AV) 11′ R. Kienast (P) 48′ J. Martínez
Kala Horeynta Group G:
#KooxKuBadBarL/BG/AG/LDhib
1.A.Madrid
5
4
1
0
13
3
13
2.Zenit
5
1
3
1
4
5
6
3.Porto
5
1
2
2
4
5
5
4.Austria Wien
5
0
2
3
1
9
2
Athletico Madrid ayaa goor hore xaqiijisay iney soo baxday bale kooxaha Zenit & Porto ayaa wali isku dhagan waxeyna kala bixi doonaan kulamadooda ugu dambeeya
Group H:
Ajax 2 – 1 Barcelona
(A) 19′ T. Serero (A) 42′ D. Hoesen (A) 48′ J. Veltman  (Rooso)
(B) 49′ Xavi Hernandez (Rigoore)
Celtic 0 – 3 AC Milan
(AM) 13′ Ricky Kaka (AM) 49′ Christian Zapata (AM) 60′ Mario Balotelli
Kala Horeynta Group H:
#KooxKuBadBarL/BG/AG/LDhib
1.Barcelona
5
3
1
1
10
4
10
2.Milan
5
2
2
1
8
5
8
3.Ajax
5
2
1
2
5
8
7
4.Celtic
5
1
0
4
2
8
3

Barcelona ayaa goor hore xaqiijisay, balse guushii Ajax ayaa ka dhigan inaa wali la kala bixin kooxaha milan & Ajaxa ayana kala bixi doona kulanka ugu dambeeya

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada