Brad Pitt oo soo xuli doona filimka ugu horeeya ee Ddavid Beckham.

Brad Pitt oo soo xuli doona filimka ugu horeeya ee Ddavid Beckham.

daajis.com:-Xiddiga kubada cagta reer Ingiriis David Beckham ayaa sheegay in filimkiisa ugu horeeya uu soo xuli doono jilaaga Hollywoodka ee Brad Pitt, Beckham ayaa la weydiiyay su'aal ah'  yaa soo xuli doona filimkaada hore ee tijaabada ah?, David waxa uu ku jawaabay Brad Pitt iyo xiddigo kale.

Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyay is casiladiisi kubada cagta, wuxuuna ku jawaabay wax badan ayaan usoo joogay, arimo kala duwanna waan lasoo kulmay, laakiin waxaa cajiib ah inaan mihnadeydii kubada cagta aan ku guuleystay mudo 20-sano ah oon ku dhax jiray. 


David Beckham oo sheekada sii wada ayaa yiri' masahlana inaad ka baxdo wax aad jeceshahay laakiin meelo badan ayaan ka eegay arinta, ka hor inta aanan gaarin go'aanka ka fadhiisiga cayaaraha, waxaan leeyahay qoys balaaran oo ka kooban 4-caruur ah sidaan u fadhiistana mahelin wax fursad ah, maxaa yeelay eyaga ayaan mashquul ku noqday sidaas waxaa yiri David.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada