DAAWO:- Arin Layaab leh oo ka dhacday Xaflad Aroos .

DAAWO:- Arin Layaab leh oo ka dhacday Xaflad Aroos .

daajis.com:-Waxaa Arin layaab leh Ay Dhacday Goob Xaflad Aroos Ah Taasi oo Isu Badashay Waxaan Goobta Laga Filayn.

Haweeneydan  u Dhalatay wadanka Shinaha Ayaa Ogaatay Arooska ninkeeda oo  Naag kale Aroosaya,  waxana Kadib Dharka Aroska Intay soo xiratay Beerka Ka garacaysa Haweenaydii ninka Aroosayey.
Jawiga Goobta Ay Xafladu ka Dhacaysay Ayaa Wuxuu Noqday Qaab kale, waxaana La Sheegay Inay Kamid tahay Dhacdooyinka Qosolka badan ee Ka Dhaca Caalamka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada