DAAWO SAWIRRADA:- Meydadka dhakhaatiirtii ajaanibta ee maanta lagu dilay duleedka Muqdisho

DAAWO SAWIRRADA:- Meydadka dhakhaatiirtii ajaanibta ee maanta lagu dilay duleedka Muqdisho

daajis.com:-Waxaa maanta lagu dilay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye 6 ruux oo sadex ka mid ah ay ahaayeen dhakhaatiir u dhalatay dalka Suuriya kuwaas oo ka shaqeynayay cusbitaal lagu magacaabo Fiqi oo ku yaal duleedka Muqdisho.

Dabley hubeysan ayaa wadada u gashay gaari ay saarnaayeen dhakhaatiirtan oo sida la sheegay cusbitaalka maalin dhaaf u tagi jiray.

Weerarka lagu dilay dhakhaatiirtan ayaa si weyn loo cambaareeyay, waxaana madaxweyne Xasan Sheekh uu ku baaqay in sharciga la horkeeno ciddii ka dambeysay.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada