DAAWO SAWIRRO: Booliska Soomaaliyeed oo u diyaargaroobaya xuska sanad guuradii 70-aad

DAAWO SAWIRRO: Booliska Soomaaliyeed oo u diyaargaroobaya xuska sanad guuradii 70-aad

daajis.com:-Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa diyaargarow ugu jira xuska sanadguuradii 70 aad ee ka soo wareegtay aas’aaskii ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku asteysan 20 December.

Gen. C/xakiin Daahir Saacid, oo ah Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed,  ayaa wada dalaallo ballaaran oo ku wajahan diyaaragarowga xuska maalintaasi, isagoo saakana kormeer ku tegay xarunta Akademiyada ciidamada Booliska ee Gen. Kaahire.

Bishaan aan hada ku gudo jirno ee December, ayaa marka ay gaarto 20, waxa ay ku asteysantahay xuska sanadguuradii 70-aad ee ka soo wareegtay aas’aaskii ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo taliska ciidamada Booliiskauna uu diyaargarow balaaran ugu jiro xuska maalintaasi.

Waxaa xusid mudan in Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay xoogaay horumaro ah sameeyeen, iyadoo dib loo soo celiyay adeegii 888, kaasoo mudo 20 sano ah maqnaa.






_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada