DAAWO VIDEO:- Arin aad u xun oo Soomaalidu dhaqan ka dhigteen oo xal loo raadinayo.

DAAWO VIDEO:- Arin aad u xun oo Soomaalidu dhaqan ka dhigteen oo xal loo raadinayo.

daajis.com:-Barnaamijka arimaha bulshada ee Universal TV ee uu daadihiyo wariye Abdi Hafid Mahamud ayaa qeybtiisii ugu danbeysay lagu soo qaatay arin aad u xun oo in muddo ah Somalia dhaqan iyo caado ka noqotay una baahan in bulshada dhexdeeda lasoo dhigo si xal loogu helo.
Arintan oo ah mid dhamaan dhiiga Soomaalida ku jirta ayaa ah sida looga gudbi karo is faquuqa ama xaqiraada qabyaaladeed, ee shaqsiga loo eego qolada uu yahay, balse aan la eegin qiimihiisa iyo aqoontiisa, taasoo aad moodo in ay Somalia ka noqotay qeyb dhaqanka ka mid ah.

Hadaba barnaamijkan oo dad kala duwan oo fikrado fiican soo jeediyay ay ka hadleen ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay tusaalooyin wax ku ool ah oo qiiro ku gelin doona, kuguna abuuri doona inaad dib naftaada u xisaabisid in aad ku jirtid dadka astaamahan leh iyo in kale..


Riix halkan ee ka daawo muqalka


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada