DAAWO VIDEO LAYAAB LEH:- Cunista Dooliga oo dalka Vietnam aad looga jecel yahay +SAWIRRO

DAAWO VIDEO LAYAAB LEH:- Cunista Dooliga oo dalka Vietnam aad looga jecel yahay +SAWIRRO

daajis.com:-Dalka Vietnam ayaa laga furay Baar laga cuno jirka ama dooliga,taasoo dad badan oo ku nool dalkaas ay soo dhaweeyeen.

Baarka oo laga furay caasimada dalka Vietnam ee Hanoi, waxaa soo buux dhaafiyay dad weyne fara badan oo jecel hilibka jiirka sida lagu sheegay warbixin uu qoray Wargeyska Daily Mail.

Cunista Jiirka ayaa sannado badan laga taxadari jiray waddamada ku yaalla koonfurta Aasiya, balse hadda si weyn ayaa loola qabsaday oo waa laga jecelyahay sida lagu sheegay warbixinta.

Waxaa laga cunaa waqooyiga wabiga delta iyo koonfurta wabiga Mekong dadka ayaa si waalan u cuna.

Sannadkan waxaa ku soo biiray ugaarsiga jiirka beeraleyda ku nool koonfurta kuwaasoo ugaarsada xayawaanada yeryer.

Halkii kilogram oo hilibka dooliga wuxuu ku qiimo yahay 100,000 dong, ama $4 ilaa $5.

HALKAN KA DAAWO VIDEO KAA YAABIN DOONA




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada