DAAWO VIDEO:- Lamaane Mareykan ah oo la kulmay arin filan waa ku noqotay

DAAWO VIDEO:- Lamaane Mareykan ah oo la kulmay arin filan waa ku noqotay

daajis.com:-Lamaana Mareykan ah ayaa la kulmay arin filan waa ah kadib markii tageen McDonald's kana dalbadeen quraac, taasi badalkeedna ay heleen baakadda ay ka buuxaan Kumanaan Dollar.

Labaamaha oo raashiinka ka dalbaday qeybta gaariga lagu maro ee laga qaato dalabka adigoo saaran gaarigaada ayaa dalabkooda ka qaatay tariishada kadibna dhaqaajiyay hase ahatee markii ay damceen in ay cunaan raashiinka ayaa waxaa baakadka ka soo baxay kumanaan doolar oo lacag ah.

DHACDADAN HALKAN KA DAAWO IYO TALLAABADA AY QAADEEN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada