DAAWO VIDEO:- Shir looga hadlayay doorka haweenka ee dalka oo maanta Muqdisho lagu soo xiray

DAAWO VIDEO:- Shir looga hadlayay doorka haweenka ee dalka oo maanta Muqdisho lagu soo xiray

daajis.com:-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay gabagabadii kulan loogaga hadlayay doorka haweenka ee horumarka dalka iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka kaas oo ay soo qaban-qaabisay xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada