Daawo :- Weeraryahan Indho La`aan KMG Ah Ay Ku Habsatay Xilli Uu Hortaagnaa Goosha Koox Ka Soo Horjeeday.

Daawo :- Weeraryahan Indho La`aan KMG Ah Ay Ku Habsatay Xilli Uu Hortaagnaa Goosha Koox Ka Soo Horjeeday.

daajis.com:-Weeraryahanka reer Uruguay ee Santiago Silva isla markaana u ciyaara kooxda LanĂºs ee dalka Argentina ayaa qasaariyay fursad qaali ah oo aad u sahlaneyd oo uu gool kaga dhalin karayay kooxda reer Brazil ee Ponte Preta.

Ciyaartaas oo qeyb ka aheyd semi-finalka koobka laatiin America iyaga oo min hal gool ku kala baxay .

Santiago Silva ayaa ku fashilmay in gool uu dhaliyo ka dib baas uga yimid dhanka bidix ee garoonka balse waa uu gees mariyay.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada