SAWIRRO:- Waddooyinka Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay

SAWIRRO:- Waddooyinka Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay

daajis.com:-Waddooyinka caasimada Muqdisho ayaa dib u dhis ballaaran lagu sameeyay, iyadoo balaca waddooyinka muhiimka ah la ballaariyay, waxayna gaadiidka si raaxo leh oo ciriiri ku jirin ay ku marayaan.

Dib u dhiska iyo casriyeynta waddooyinka Muqdisho ayaa waxaa fuliyay Dowladda Turkiga oo mashaariic kala duwan ka wato magaalada Muqdisho, mashaariicdaasi oo lagu soo celinayo bilicdii caasimada Muqdisho.
Dib u dhiska waddooyinka ayaa waxaa barbar socdo mashaariic kale oo adeegyada bulshada, sida dhismooyinka goobo waxbarasho, caafimaad iyo xarumaha dowladda.
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa dhawaan lagu wareejiyay shirkadda la yiraahdo Favori, taasoo howllo casriyeyn ah ku wato garoonka si uu ula jaan qaado garoomada caalamiga ah.










_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada