Kani waa sawirka ugu LIKE badan Intagram.

Kani waa sawirka ugu LIKE badan Intagram.

daajis.com:-Sawirkan Justin Bieber oo Will Smith la taagan uu soo galiyay Instagram ayaa waxaa Like tiri inka badan Hal Milyan iyo Bar

Maalinimadii Jimcaha e lasoo dhaafay ayaa waxaa rikoorka sawirka loogu jeclaaday ama LIKE loo yaqaano jabiyay Sawir uu boggiisa Instagram soo dhigay heesaaga 19 jirka ah ee Justin Beiber uu la sawiranyahay Jilaaga 


Will Smith kaasoo Will Smith iyo wiilkiisa Jaden Smith Jump On It Daawo 
 uu Beiber soo dhigay boggiisa, hoostana kaga qoray oo micnaheedu yahay aniga iyo adeer Will, sawirkaasoo aad loogu shubay Likes ama ka helitaanka waxaana jeclaatay oo suulka u taagtay sawirkani in ka badan Hal Milyan iyo Bar oo qof.


Justin Beiber ayaa waxaa bogiisa Instagram raaco ilaa 12 Mikyan oo qof , waxuuna soo dhigaa sawirradiisa , kuwa asxaabtiisa, xayawaanad iyo waliba sawirada qoyskiisa. Waxuu Justin Beiber caan ku yahay sida uu uga waaliyo caruurta da'yarta ah asigoo leh taageeraal aad u fara badan oo dunida wada jooga.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada