Kim Kardashian oo qaabka labiska ka xaday Kait Midilton.

Kim Kardashian oo qaabka labiska ka xaday Kait Midilton.

daajis.com:-Xiddigta caanka ah ee Telafishanka Kim Kardashian ayaa soo xiratay labis u eg kii Kait Midilton ay ku labisneed maalintii ay is guursanayeen Prince William.

Kim ayaa u muuqata mid ku fikireysa in maalinta guurkeedu u ekaado mid boqortooyo ah, eyadoo la sheegay in ay samey doonto wixii ay sameeyeen Kait iyo Prince William.

Kim Kardashian iyo ninkeeda Kanye Weste ayaa ku fikiraaya iney fadhiistaan maalinta guurkooda meel dahab ah, eyagoo xili dhow guri weyn ka iibsaday magaalada California.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada