Paul Walker: Qofka ugu badan ee laga raadiyay Google 2013.

Paul Walker: Qofka ugu badan ee laga raadiyay Google 2013.

daajis.com:-Sida caadada ah sanad kasto waxaa lasoo saaraa shaqsiga loogu raadin badanyahay magiciisan Google, Canaawiinta iyo dhacdooyinka sanadkaas dhacay, waxaa sanadkaan booska koobaad galay qofla loogu raadinta badanyahay magiciisa Google, jilaaga reer Marekan Paul Walker oo dhawaan geeriyooday.


Geerida Paul Walker waxey noqotay mid si aada looga noxo maadaama si kedisa  ku dhacday, arintaas ayaa sabab u noqotay in taageerayaasha jilaagu Google ka raadiyaan warar la xiriira isaga, sidaas ayuuna ku noqday qofka koobaad ee laga baadi goobay Magiciisa Google. 

Walker kaligii maahan shaqsiyaadka sida aadkaa looga raadiyay Google, ee sanadkaan 2013 geeriyooday, waxaa sidoo kale kamida Halyaygii South Africa Nelson Mandela iyo Ra'sulwasaarihii hore ee Ingiriiska Margaret Thatcher,

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada