WAR DEG DEG AH:- Baarlamaanka oo Ansixiyay R/wasaaraha Cusub

WAR DEG DEG AH:- Baarlamaanka oo Ansixiyay R/wasaaraha Cusub

daajis.com:-baarlamaanka Soomaaliya ayaa maaanta codka kalsoonida ah siiyay R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo uu dhawaan soo magacabay Madaxwayne Xasan .


kulankii maanta oo uu shirgudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa waxaa codka kalsoonida ah siisay 239  xildhibaan .


Hada si toos ah ayay xafladu usoctaa dhaarintii ayaaana goor dhow bilaaban,waxa xusid mudan in kullanka uu goob joog yahay Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada