WAR DEG DEG AH :-Qarax wayn oo ka dhacay magaalada Bosaso+SAWIRRO

WAR DEG DEG AH :-Qarax wayn oo ka dhacay magaalada Bosaso+SAWIRRO

daajis.com:-Qarax wayn ayaa barqanimadii maanta ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxana qaraxni lasheegay in lala beegsaday saraakil katirsan ciidanka badda Puntland.

Qaraxani ayaa ka dhacay inta udhaxaysa xarunta wayn Amal Bank iyo waliba Al-xayaat Farmashi waxana ay ku yaaliin suuqa wayn bartankiisa .

Tirada dhimashada ayay hada wararku ku soo baxayaan in ay gaarayaan sagaal qof oo sugu jira ciidanka qaraxa lala beegsaday iyo waliba shacab.

Khasaaraha qaraxan ayaa waxaa daajis uu kasoo jxigtey calanka waxaana u xaqiijiyay wasiirka caafimaadka Puntlan, iyadoona dhimashadu 9 mareyso dhaawacaba 37.

Isbitaalka wayn ee magaalada Bosaso ayaa waxa xiligani ku jira dhaawac farabadan oo wax yeelo ka soo gaartay qaraxaasi .

Jawiga magaalada ayaa mid kacsan, waxaana lagu soo daayay ciidamo badan iyadoona isgaarsiinta qaar ay hawada ka maqantay.


xiggasho:calanka.com
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com




xiggasho: Calanka.com


Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada