Aishwarya Rai oo kaga guulaysatay Quruxda Haweenka Hindiya Katrina Kaif , Priyanka Chopra...

Aishwarya Rai oo kaga guulaysatay Quruxda Haweenka Hindiya Katrina Kaif , Priyanka Chopra...

daajis.com:-Aishwarya Rai ayaa guul wayn ka soo hooysay tartanka quruxda haweenka aduunka oo ka qayb galayeen ku dhawaad 30 dal oo Caalamka ka jira hayeeshee quruxda haweenka hindiya ayay ka soo muuqatay kaalinta 1aad.

Actarada ayaa ka gashay kaalinta labaad quruxda haweenka aduunka waxana kaalinta koowaad ka gashay quruxda haweenka Hindiya kadib markii Labada Actrar ee kale kala galeen 22aad,29aad.
Atariishadaa ayaa guushaa ay soo hooysay ku tilmaamtay mid u soo hooyatay guud ahaan Dalka Hindiya waxa ayna si gooniya ugu mahad celisay gudiga qiimaynta oo ka kala socday Shirkada kala duwan caalamka ka jira.
Atariishadaa ayaa la gudoon siiyay abaal marin si gooniya uga heshay Bollywoodka waxa ayna sheegtay in ay ku faraxsan tahay in kaalintaa ka soo muuqato inkastoo muda sanado ah ku badnayn Bollywoodka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada