Aqriso:- Liiska Golaha Wasiiru Dowlyaasha iyo Wasiir ku Xgeenada Somalia oo Isa Caawa lagu Dhawaaqay iyo Magacyada oo Dhameestiran!!

Aqriso:- Liiska Golaha Wasiiru Dowlyaasha iyo Wasiir ku Xgeenada Somalia oo Isa Caawa lagu Dhawaaqay iyo Magacyada oo Dhameestiran!!

daajis.com:-Waxaan Halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska Wasiirudowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Xukuumada Cusubee Soomaaliya uu goordhaw ku dhawaaqay Ra'izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed .

1. C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
2. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
3. Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
4. Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
5. Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
6. Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
7. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
8. C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
9. C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
10. Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
11. C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
12. Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
13. Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
14. Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
15. Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
16. Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
17. C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
18. C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
19. Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
20. Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
21. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
22. Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
23. Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
24. Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare


Sidoo kale Waxaa Hoos ka Aqrisaa Wasiir Ku Dowlayaasha uu ku Dhawaaqay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed:

1. Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
2. Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
3. Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
4. Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
5. Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada