War Deg Deg ah:Liiska Golaha Wasiirrada Somalia oo lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Wasiirada oo 25 Wasiir iyo ku Xigeenadooda ah!!

War Deg Deg ah:Liiska Golaha Wasiirrada Somalia oo lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Wasiirada oo 25 Wasiir iyo ku Xigeenadooda ah!!

daajis.com:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa Wax yar kahor ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada, kadib munaasabad daahday oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada

Sidoo kale Ra'iisul Wasaare C/wali ayaa Golihiisa Wasiirada mid mid ugu aqrinayay munaasabada xilliga dambe ee caawa ka dhacday Madaxtooyada, iyadoo aanay goob joog ka aheyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

1. Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed
2. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare 
3. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
4. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
5. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
6. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
7. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
8. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
9. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
10. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
11. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
12. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
13. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
14. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
15. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
16. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
17. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
18. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
19. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
20. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
21. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
22. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
23. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
24. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
25. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase 

Wixii warar ee ku soo kordha iyo Magacyada Golaha wasiiru Dowlayaasha iyo ku Xigeenada kala soco wararkeena dambe insha Allah 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada