Dhawan Xariir Jaceyl Ma Biloowday ? Waxaan kuu heynaa Talooyin Muhiim kuu ah .

Dhawan Xariir Jaceyl Ma Biloowday ? Waxaan kuu heynaa Talooyin Muhiim kuu ah .

daajis.com:-arneyso in badan wax ka ogoow ka hor inta aadan qaadan go`aanada .

Waxaad eegtaa in qorshayaashiisa /qorshayayaashaada mustaqbalka ay is waafaqayaan , waana muhiim in dhinacyo badan ka eegto .

Ogoow kulamaa labadiina xariirka aad ku faraxsan tihiin ma heleysaan fursad aad isku qilaaftaan oo ku aadan arimaha wada jirkiina marka haku soo qaadin midka kale su`aal la xariirta wax yaabaha uu damacsan yahay oo xoogaa u dul qaado illaa laga gaaro watqiga aad mowduucaas ku furi laheyd .

2- Waqtiyada qaarkood Kala Fogaada : inkastoo qofka aad jeclaatay aad dooneyso in waqti badan xagiisa ku qaadato oo maalintii dhan aad wada joogtaan balse ogoow taasi durba waxa ay daminysaa shumaca xiisaha , si shumaca u ahaado mid shidan waa in aad xoogaa waqtiyada qaarkood kala fogtihiin .

Ha isku dayin in saaxibkaa/saaxibadaa aad uga go`do asxaabtada kale oo aad iska dhaadhcin in kaliya u baahan tahay in xabiibkaada yahay qofka lkaliya ee aad u baahan tahay .

 3- Qofka Aad xariirka Biloowdeen Wax Waliba Oo Kugu Saabsan Ha U Sheegin: mararka qaar waa muhiim in aad qarsato xogaga gaarka ah ee kugu saabsan , wax waliba ha soo qufin oo kugu soo saabsan , kala garo waxa aad u sheegeyso iyo waxa aad ka qarineyso .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada