daajis.com:-Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ay kuu hayso xaaskaada waxaa muhiim in aad ogaato furayasha qalbigeeda.
Ugu horeynta haka xishoon in aad mar waliba u muujiso jaceylka aad u
qabto iyo dareemahaada dhankeeda ku aadan , ogaaw haweeneyda xitaa iyada
oo og in aad jeceshahay kama dharagto in ay maqasho erayga wan ku
jeclahay .
Sidoo kale xitaa hadaad mashquul tahay u sheeg oo ku dheh maskaxdeyda
waad ka bixi la dahay , xitaa hadii wicitaanka waqti ku saamaxeyn SMS u
dir u sheeg in ay ku hor taagan tahay .
Arinta ay ragga badan ay iloowsan yihiin waxa ay tahay in haweeneydu
jeceshay in ninkeeda uu u daliigo ogaaw waa cunug yar oo waa u baahan
tahay naxariis iyo dal daliigida.

Sidoo kale kala qeyb gaado hadii ay murageysan tahay kalana shaqeey in aad farxadii dib ugu soo celiso .
Ogaaw haweeneyda aad ayay u jeceshahay hadiyadaha xitaa hadiyad yar kaga nixi .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:31 and have
, Published at