CAJIIB: Zooro talyaaniga ku dhashay cunug iyada oo aan wax rag ah u tagin

CAJIIB: Zooro talyaaniga ku dhashay cunug iyada oo aan wax rag ah u tagin

daajis.com:-Warbaahinta dalka Talyaaniga ayaa maalmahan hadal haya haweeney Zooro ah oo 32-jir ah taas oo wiil ku dhashay magaalo ku taal bartamaha dalkaasi iyada oo aan wax rag ah u tagin.

Haweeneyda ayaa sheegtay in eysan ka warheyn in ay uur laheyd, balse ay ka war heshay oo kaliya xilliga ay fooshu soo dhawaatay.

Dhacdadan oo ah mid lala yaabo ayaa caalamka ku baahday.

Zoorooyinka oo diin ahaan aaminsan in aan la guursan, raggana laga fogaado islamarkaana diinta masiixiga kaliya loo adeego ayaa waxaa ay dhacdadani noqoneysaa tii ugu horeysay oo dhacda aduunkan eynu ku noolnahay.

Diinta masiixiga iyo tan Islaamka ayaa sheegeya in nabi Ciise (caleyhi salaam) uu dhashay aabe la`aan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada