Daawo Sawir Qosol badan oo laga sameeyay Magacaabista Golaha Wasiirada iyo Xiliga dambe ee la Magacaabay

Daawo Sawir Qosol badan oo laga sameeyay Magacaabista Golaha Wasiirada iyo Xiliga dambe ee la Magacaabay

daajis.com:-Kaartooniisyaha Caanka ah ee Amin Arts ayaa Sawir qosol badan ku cabiray Magaacaabista Golaha Wasiirada oo mudo badan laga dhoorayay Ra'izul Wasaare Cbadi Wali Sheekh Axmed iyadoona ugu dambeyn habeen hore xili Saq dhaxe oo dadku badi hurdeen la Magacaabay.

Kartooniistaha ayaa sawirkiisa ku muujiyay sida uu u arko in Wasiirada la Magacaabay ee mudada lala soo daahay in hadana aysan aheyn kuwa wax tar badan leh sida uu sawirka ku muujiyay 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada