C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo loo doortay m/wayne ku xigenka Puntland

C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo loo doortay m/wayne ku xigenka Puntland

daajis.com:-Waxaa soo dhamatay wareegii Saddexaad ee doorashada madaxwayne ku xigenka Dowlada Puntland .


Madaxwayne C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa ku qaaday codka 48,cod waxana uu ka guulaystay C/laahi Cali Xirsi Timacade oo helay 16,cod .


l

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada