Daawo Fadeexad:- Hees Tvga Qaranka Laga Mamnuucay oo Dagaal Kicisay ,Xiisad Taagan Iyo Qabiilo Madaxa iskula Jira

Daawo Fadeexad:- Hees Tvga Qaranka Laga Mamnuucay oo Dagaal Kicisay ,Xiisad Taagan Iyo Qabiilo Madaxa iskula Jira

daajis.com:-Siyaasiyiin  iyo oday dhaqameedyo kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjesstay dhaliilayna heestii la saaray TV-ga qaranka ee SNTV iyaga oo kutilmamay wax laga xumaado arintaasi,Falkan qas qaasta ahaa oodhacay 7 bishan January sanadan 2014-ka.

Heestaas oo ahayd Samadiidow dabinbaa kudhigan lagugu dili doono waxaana laqaaday 1972-kii sadaxdii bishii marso xiligaasi oo loqaday allaha unaxariistee General Salad Gabayre Kadiye iyo General Maxamed Caynanshe Guuleed iyo Col: Cabdulqadir Dheel Cabdulle oo soqabtay xilal kala duwan waxana uu ahaa shaqsigii ugu horeeyay ee dhaliya fikirka kacaanka waxa uuna noqday wasiirka gashandhiga ahna madaxweyne kuxigeenka kowaad 1969-kii oo ahayd habeenkii kacaanku dhashay.
Marxun General Salad Gabayre waxa uu ahaa ookale masuulkii  horkacayay dagaalkii ciidamada Soomaaliya ay lagaleen dowlada Ethiopia 1964-kii isaga oo kuqatay bilad geesinimo iyo haldarajo oo ahayd in lasiiyay darajada gashanle dhexe.
Siyaasiyiinta iyo oday dhaqameedyadan ayaa  uwakiishay siyaasiga iyo aqoonyahanka caanka ah mudane Cabdicasiis Maxamuud Cilmi (Dacay) waxana uu ugu baaqay dowlada federaalka ah ee Soomaaliya in ay raali galin kabixiso gafkaas kadhacay howl wadeenada SNTV si looga fogaado caro iyo qul qulatooyin siyaasadeed oo kadhasha heestaasi oo Soomaaliyoo dhami ogtahay waxa losameeyay iyo sida loo adeegsaday burburkii kahor.

HALKAN KA DAAWO VIDEO GA DAGAALKA KEENAY



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada