Showgii Farxiya Kobayare ku qaban leheed Kenya oo la qushay.

Showgii Farxiya Kobayare ku qaban leheed Kenya oo la qushay.

daajis.com:-Waxaa caawa baaqday show ay ku qaban leheed fanaanada codka macaan ee Farxiya Kobayare dalka Kenya gaarahaan magaalada Nairobi, eyadoo la hor istaagay sida fanaanadu sheegtay.

Kobayare ayaa boggeeda Facebook, kusoo qortay in bandhigeedii caawa hor istaag lagu sameeyay, eyadoo uga cudurdaartay taageera yaasheeda  waxa dhacay.


Farxiya Kobayare ayaa tiri' Waxaan aad iyo aad uga xumahay in uu baaqday shoowgeeygii caawa dhicilahaa sababa jiro aawgeed xaga amniga, marka waxaan leeyahay raali iga ahaada taageerayaasheeyda waqtigoodii iisoo huray iyo qarashkoodiiba dad ayaa idacweeyay oo lacag badan kubixiyay in shoowgeeygu baaqdo marka wixii faahfaahin intaas kabadan mardhow ayaad iga daawandoontan anoo ka hadlaayo thanks.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada