DAAWO VIDEO:- FANAAN MARKII UGU HOREYSAY FANAAN KALE CODKIISA BILIQEYSTAY

DAAWO VIDEO:- FANAAN MARKII UGU HOREYSAY FANAAN KALE CODKIISA BILIQEYSTAY

daajis.com:-Fanaan  Da’yar  Ayaa  Soo Saaray  Hees  Ceeb Weyn u  Soo  Jiiday  Fankiisii  Cusbaa  Sidoo Kale  Layaab  Ku Noqotay  Taageerayaasha  Fanka  Soomaaliyeed
Fanaankaan Ayaa  Markii Ugu  Horeysay  Fanaan Kale  Codkiisa  Bililqaystay  Isagoo Wali  Heestaasi  Muuqaal  u Soo Sameystay
Fanaankaan  Ceeboobay  Ayaa  Lagu Magacaabaa   AHZAAB OSMAN    Waxa  uuna  Masrax  La  Soo Istaagay  Cod  uusan Lahayn

Hadaba  Yaa  Is  Kale  Codka  Aad  Ku Daawandoontaan  Muuqaalka  Hoose?  Waa  Alfanaan  Axmed  Ceegaag  Muuqaalka  Iyo Jiliinkuna  Waa    AHZAAB OSMAN




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada