Daawo Muuqaal ahaan Sida uu Xabada u ridayo Wiil 5-Sano jir ah oo loo aqoonsaday Dagaalyahanka ugu yar Dalka ....

Daawo Muuqaal ahaan Sida uu Xabada u ridayo Wiil 5-Sano jir ah oo loo aqoonsaday Dagaalyahanka ugu yar Dalka ....

daajis.com:-Waxaa lasoo Bandhigay Muuqaalka Wiil yar oo Cimrigiisa lagu qiyaasay Shan Sano jir oo kamid ah Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Dagaalada Xoogan kula jira Dowlada Madaxweyne Bisaar Al-Asad. 


Muuqaalka Wiilkan waxaa soo bandhigay Kooxaha Islaamiyiinta ka dagaalama dalka Suuriya waxa ayna Wiilkan aadka u yar ku tilmaameen in uu yahay Mujaahidka ugu yar Dagaalyahanada hubeesan ee kusugan Dalka Siiriya. 

Wiilkan yar ee katirsan Kooxaha Suuriya ka Dagaalamaya waxaa lagu Magacaabaa Abuubakar Al Baqdaadi waxa uuna sheegayaa Wiilkan oo u muuqda mid ku faraxsan howsha uu ku jiro in uu ka tirsan yahay Jabhatu Nasru Badar. 

Muuqaalka lasoo bandhigay waxaa ka muuqda Wiilkan yar oo la barayo Shiishka iyo sida Xabada loo rido , waxa uuna hada Wiilkan kaligiis ridi karaa qoryaha yar yar iyadoona cidna caawineyn. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada