Daawo Muuqaal:- Qaarajin ka bilaabatay Sucuudiga oo nabad ahaan jiray , Yaa la weeraray +warbixin

Daawo Muuqaal:- Qaarajin ka bilaabatay Sucuudiga oo nabad ahaan jiray , Yaa la weeraray +warbixin

daajis.com:-Caalamka oo idil ayaa aad u soo xumaanaya waxaana socota saan saan amni daro ah oo la la beegsanayo dalal caan ah oo dhanka nabada aad ugu wanaagsanaa. Dalka Sucuudi Carabiya ayaa ka mid ah wadamada Nabada ahaan jiray ee qaarajinta ka dhacday. 


Magaalada Awamiya ee dalka Saudi Arabia waxaa maalin cad lagu weeraray Diplomaasiyiin Jarmal ah oo ku nool dalkaas kuwaas oo si dirqi ah uga bad baaday qaarajin lala damacnaa in kastoo rag hubeeysan oo wajiyada soo duubtay ay gubeen gawaaridii Diplomaasiyiinta Jarmalka ahaa. 


Halkaan ka Daawo Warbixinta ka hadleeysa Jarmalka lagu weeraray dalka Saudi Arabia


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada