DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweyne Gaas oo soo xiray xafladda caleema-saarka

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweyne Gaas oo soo xiray xafladda caleema-saarka

daajis.com:-Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr Abdiweli mohamed Ali gaas oo caawa xilka kala wareegayay madaxweynihii hore Abdirahmaan Faroole ayaa soo xiray Munaasabadii Xaflada ee Caawa.

Xaflad balaaran oo caawa lagu qabtay Xarunta Maamulka Puntland ee Garoowe waxuuna Gaas u mahad celiyay madaxdii ka so qeyb gashay iyo wafuuda heerka caalami ah ee soo gaaray garoowe.
Madaxweyne Gaas waxuu si kooban uga hadlay Dowladiisa cusub wax ay qaban doonto iyo sida ay ula shaqeyn doonto Dowlada Somalia waxuu yiri.
"Dowlada Faderelka waan la shaqeyn doonaa balse waxaa inoo dhaxeynaya Dastuurka"
"Dowladeeyda cusub waxeey xooga saareysaa Dhanka amaanka iyo Garsoorka waana muhiimada koowaad ee Dowlada cusub ee u dhalatay reer Puntland"
Ugu dambeyntii Madaxweyne Gaas waxuu u mahad celiyay dhamaan Madaxdii iyo Wafuudii kala duwaneyd ee ka soo qeyb gashay Munaasabada Caleema Saarka waxuuna soo xiray munaasabadii xaflada.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada